Hay’adda SoDMA oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan gurmadka fatahaadaha ku qabatay degmooyin ka tirsan Hirshabeelle
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa daah furay Aqoon is-weeydaarsi wada tashi saddax maalin ...
















