Soomaaliya oo martigelisay aqoon isweydaarsiga howlgelinta suuqa Gaadiidka Cirka ee Afrika
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa martigelisay aqoon iswaydaarsiga wacyi-gelinta ee gobolka, gaar ahaan waddamada ku bahoobay suuqa xorta ee Bariga ...
















