Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Africom oo lagu dilay maleyshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Mareekanka ee Africom ayaa howlgal qorsheysan ku dilay maleyshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab. Howlgalka ...
















