R/W Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulanka Agaasimeyaasha Guud iyo Maareyeyaasha Hey’adaha Dowladda ...
















