Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeybgaley Dood ku saabsan tayeynta Waxbarashada dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeyb-galay dood si ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeyb-galay dood si ...
In ka badan 18 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhamaan Agaasimaha Guud ee Maaliyadda, Agaasime ...
Ciidanka booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo qabtay labo kamid ah burcad hubaysan oo qori AK47 ah ku ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 17-aad ...
Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb, ayaa lagu soo dhaweeyay wafdi ka yimid Muqdisho oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha cusub ee Degmada Hobyo Cusman ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami u socodka ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya. ...
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin, ayaa maanta kula la qaatay madax ka socotay hay’adda UNDP isagoo oga mahadceliyay ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,ayaa ka qeybgalay kulan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho