Hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha Beni’aadannimo ee Soomaaliya oo laga hadlay
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedyada ...
















