Dibad baxyo ka dhan ah Isra’iil oo ka dhacay magaalooyin horleh
Waxaa sii kordhaya magaalooyinka dalka oo ay ka dhacayaan dibadbaxyada looga soo horjeeday damaca gurracan ee Isra1l ku dooneysay in ...
Waxaa sii kordhaya magaalooyinka dalka oo ay ka dhacayaan dibadbaxyada looga soo horjeeday damaca gurracan ee Isra1l ku dooneysay in ...
Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa mas’uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka ...
Muqdisho, Arbaco, 31 Diseembar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku ...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, ayaa maanta si rasmi ...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka ...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo ...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr.Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray laamiga cusub ...
Bannaanbax weyn oo si nabadeed u dhacay ayaa maanta ka qabsoomay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo looga soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho