Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rabshado ay Dad ku dhinteen oo ka socda Dalka Koongada Dimoqraaddiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Rabshado ay Dad ku dhinteen oo ka socda Dalka Koongada Dimoqraaddiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hal Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday Laba kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray rasaas ay ciidamada ammaanka ee Dalka Koongada Dimoqraaddiga ku fureen Dad dibed baxyo dhigayay oo ka soo horjeeday xukunta dheeraaday ee Madaxweyne Joseph Kabila.

Wadaaddada Diinta kiristanka ayaa ku baaqay inuu Madaxweynuhu si nabad gelya ah u banneeya xilka, taasoo dhalisay inay Ciidamadu isku gedaamaan kaniisadaha Dalka, iyagoo xidhay Waddooyinka waaweyn ee Caasimadda.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Muddaharaadyadan rabshadaha wata ee lagaga soo horjeeda Madaxweynaha oo soo billoowday Axaddii hore ayaa waxaa ku Naf waayay ku dhawaad 10 Qof, iyadoo tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Joseph Kabila ayaa dabayaaqadii Sanadkii 2016-kii ballan qaaday inuu qaban doono Bisha December ee 2017-ka doorashooyin xor ah, balse shakigan cusub ee soo wajahay shacabka ayaa yimid markii xilli kale dib loo dhigay doorashooyinka.

Madaxweyne Joseph Kabila ayaa xilka soo hayay tan iyo Sanaddii 2001-dii, wuxuuna wakhtigiisa ka dhamaanayey Bishii December ee 2016-kii, iyadoo Dastuurka dalkaasina uu u diiday inuu mar Saddexaad u tartamo xilka.

Xigasho:SONNA

Previous Post

Wasiir Isloow” Har iyo Habeen waxaan diyaar u nahay inaan Difaacno shacabka”

Next Post

Shir looga hadlayo dib howlgelinta Hay’adda Jidadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Next Post
Shir looga hadlayo dib howlgelinta Hay’adda Jidadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shir looga hadlayo dib howlgelinta Hay’adda Jidadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In