Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Radio Muqdisho oo bilaabay baahinta barnaamij ku baxaya Luuqadda Talyaaniga +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Radio Muqdisho oo bilaabay baahinta barnaamij ku baxaya Luuqadda Talyaaniga +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo ah maalinta koowda ee sanadka 2022-ka, waxaa hirgalay isafgarad ay kala saxiixdeen wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka iyo safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Isafgaradka oo ku saabsanaa in Radio Muqdisho lagu soo celiyo baahiyo barnaamij maalinle ah oo ku baxaya luuqadda Talyaaniga ayaa wazxaa si rasmi ah u furey agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Cabdulaahi Xayir Ducaale, ka dib xaflad kooban oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay qaar kamid ah agaasime waaxeedyada wasaaradda oo uu kamid yahay agaasimaha Radio Muqdisho mudane Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar iyo mas’uuliyiin kale.

Cali Xuseen Yaasiin Koraado iyo Cabdulqaadir Cumar Maxamuud ayaa ah daadihiyaasha barnaamijkan oo bixi doona, 2:30 duhurnimo ilaa 3:00 Galabnimo ee xilliga geeska Afrika.

Radio Muqdisho oo la aas-aasay sanadkii 1951-kii sagaal sano ka hor xornimadii Soomaaliya, waxuu xiriir qota dheer la leeyahay dowladda Talyaaniga.

Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska JFS waxay hadda dib u cusbooneysiisay isafgaradkii Radio Muqdisho iyo dowladda Talyaaniga oo saaxiib dhow la ah shacbiga iyo dowladda Soomaaliyeed.

Previous Post

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium

Next Post

Arday Wax ka barata Machadka Umulisooyinka oo u fadhiistay Imtixaan “SAWIRRO”

Next Post
Arday Wax ka barata Machadka Umulisooyinka oo u fadhiistay Imtixaan “SAWIRRO”

Arday Wax ka barata Machadka Umulisooyinka oo u fadhiistay Imtixaan “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In