Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

π—₯π—”β€™π—œπ—œπ—¦π—¨π—Ÿ π—ͺ𝗔𝗦𝗔𝗔π—₯π—˜ 𝗫𝗔𝗠𝗦𝗔 𝗒𝗒 π—¨π—šπ—¨ π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—˜π—˜π—¬π—˜π—¬ π—–π—œπ—œπ——π—”π—‘π—žπ—” π—«π—’π—’π—šπ—šπ—” π——π—”π—Ÿπ—žπ—” π—¦π—’π—’π— π—”π—”π—Ÿπ—œπ—¬π—˜π—˜π—— 𝗦𝗔𝗑𝗔𝗗 π—šπ—¨π—¨π—₯𝗔𝗗𝗔 𝟲𝟱-𝗔𝗔𝗗.

Idman Yahye by Idman Yahye
12 months ago
in Wararka
0
π—₯π—”β€™π—œπ—œπ—¦π—¨π—Ÿ π—ͺ𝗔𝗦𝗔𝗔π—₯π—˜ 𝗫𝗔𝗠𝗦𝗔 𝗒𝗒 π—¨π—šπ—¨ π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—˜π—˜π—¬π—˜π—¬ π—–π—œπ—œπ——π—”π—‘π—žπ—” π—«π—’π—’π—šπ—šπ—” π——π—”π—Ÿπ—žπ—” π—¦π—’π—’π— π—”π—”π—Ÿπ—œπ—¬π—˜π—˜π—— 𝗦𝗔𝗑𝗔𝗗 π—šπ—¨π—¨π—₯𝗔𝗗𝗔 𝟲𝟱-𝗔𝗔𝗗.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026

RADIO MUQDISH: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda, dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda sannad guurada 65–aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Mudane Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran intii ay jirtay ay dadaal xooggan ku bixisay dhisitaanka, qalabaynta, tayeynta iyo xoojinta cududda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayna guulo waaweyn ka soo hooyeen cadowga dalkeenna u diidan horumarka ee Khawaarijta.
Mudane Xamsa ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda weyn ee qarankeennu u leeyahay ciidan awood leh oo si buuxda u hanta sugidda ammaanka iyo xuduudaha dalka, kana difaaca shacabka Soomaaliyeed khatar kasta oo cadowgu ay soo maleegaan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay naxariistiisa Janno in uu ugu deeqo dhammaan geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee u shahiiday iyagoo difaacaya dadkooda iyo dalkooda.

Previous Post

(WARBIXIN)12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

April 8, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In