Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaaraha XFS iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Waddada Taleex oo dib udhis lagu sameeyay

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ra’isul Wasaaraha XFS iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Waddada Taleex oo dib udhis lagu sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa maanta xariga ka jaray Waddada Taleex oo dhawaan uu maamulka Gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay, isaga oo kaa shanaya maamulka Degmada iyo bulshada degaanka.

Sidokale, Xarigjarkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan iyo qeybaha bulshada rayidka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa ugu horeeyn munaasabadda ka sheegay in maamulka Gobolka uu ahmiyad gaar ah siinayo dib udhiska waddooyinka Caasimadda iyo horumarinta bilicda magaalada.

Ugu daneyntii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, Nabadda, Ganacsiga iyo Horumarka kala duwan Caasimadda.

default

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal lagu cirib tirayo khawaarijta ka wada koofurta Mudug

Next Post

Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay shirka madasha iskuwidda arriamaha Bini’aadan-nimada

Next Post
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay shirka madasha iskuwidda arriamaha Bini’aadan-nimada

Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay shirka madasha iskuwidda arriamaha Bini’aadan-nimada

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In