Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Ka Badisay Almeria,Rikoor Cusubna Dhigtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Almeria ayaa waxaa garoonkeeda Estadio de los Juegos Mediterráneos 1-4 uga badiyay kooxda Real Madrid.

Kooxda Real Madrid ayaa goolka la hor martay,waxana daqiiqadii 30-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Isco.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Isco celee Iscoo

Ciyaaryahan Verza ayaa daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Almeria.

Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Real Madrid,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Bale goolBale celeeeBalee celeeGareth celee

Markii leysku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa gool haye Iker Casillas waxa uu rigoore ka badbaadiyay ciyaaryahan Verza.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 81-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Real Madrid.

celee

Cris celee

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa 24-gool ku hogaaminayo gool dhalinta horyaalka Spain ee La Liga.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka afaraad u dhaliyay kooxda Real Madrid,waxana uu ahaa goolkiisii 25-aad ee horyaalka Spain ee La Liga.

Ron celee

Kooxda Real Madrid oo uu hogaamiyo macalin Carlo Ancelotti ayaa rikoor cusub dhigtay,waxana ay badisay kulankeedii 20-aad oo xiriir ah.

Kooxda Real Madrid ayaa axada tageyso dalka Morocco,si ay ugu soo ciyaarto koobka naadiyada aduunka ee Fifa World Club.

Kooxda Real Madrid ayaa horyaalka Spain ee La Liga ku hogaamineyso 39-dhibcood,halka kooxda Almeria ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

 

 

Previous Post

Aguero Iyo Pardew Oo Ku Kala Guuleystay Xiddiga Iyo Macalinka Bishii November Ugu Fiicnaa Premier League-ga “Sawirro”

Next Post

Wasiir Dhuxulow “Dhalinyarada Soomaaliyeed shaki iigama jiro inay noqonayaan cayaartooyda ugu muhiimsan caalamka.”

Next Post

Wasiir Dhuxulow “Dhalinyarada Soomaaliyeed shaki iigama jiro inay noqonayaan cayaartooyda ugu muhiimsan caalamka.”

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

September 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

September 6, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In