Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo sheegay in lagu guleeystay  dib u soo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka ee Iiraan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo sheegay in lagu guleeystay  dib u soo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka ee Iiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in 90% la dhameystiray howsha dib u soo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka Iiraan ee ka socday Vienna.

Wakiilka joogtada ah ee Dowladda Ruushka u qaabilsan Ururada caalamiga ah, Mikhail Ulyanov, ayaa u sheegay wakaalada Sputnik in wadahadaladii Vienna ay dib u bilaaban doonaan toban maalmood gudahood,  isagoo xusay in wali ay dhimantahay ballanqaadyadii Mareykanka ee ku saabsanaa wadahadalada.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Khamiistii la soo dhaafay, Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday in Iiraan ay codsatay waqti dheeri ah oo ay  ku sameeyaan latashi gudahooda ah ka hor inta aysan dib u bilaabin wada xaajoodka Vienna ee dib u soo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Jarmalka Fitz Bruel ayaa ku sheegay shirkiisa jaraa’id  oo uu qabtay shalay in kaqeybgalayaasha Shirka ay hadda sugayaan go’aamada Xukuumadda Dahraan iyo in ay dib ugu soo laabtaan ka qeybgalayaasha Shirka Caasimada Austria ee Vienna.

Wareegii toddobaad ee wadahadalada ayaa la qorsheeynaayay inuu bilaawdo horraanta bishan July, balse  taasi ma dhicin khilaaf ka dhashay waregii lixaad awgii.

Previous Post

Xulka Talyaaniga oo ku guuleystay koobka EURO 2020

Next Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay Baydhabo

Next Post
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay Baydhabo

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In