Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Xamsa: Taako kamid ah dhulkeenna, baddeenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
RW Xamsa: Taako kamid ah dhulkeenna, baddeenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in taako ka mid ah dhulka, badda iyo hawada dalka aan lagu soo xad gudbi karin.

Mudane, Xamsa oo ka hadlayay kulan xasaasi ah oo ay maanta ka yeesheen golaha Wasiirrada XFS damaca Itoobiya ee ku qaaddan u hanqal taagga biyaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihii difaaca dalka.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is dejiyaan, wuxuuna sheegay inaan lagu soo xad gudbi karin geyigeenna, kana go’an tahay difaaca dalkeenna guud ahaan.

“Taako kamid ah dhulkeenna, baddeenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, “Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ay weji kasta oo sharci ah ku difaacayaan dalka iyagoo kaashana shacabka meel kastoo ay joogaan, wuxuuna ku cel-celiyay in ay awood u leeyihiin difaaca dalka.

Mudane, Xamsa ayaa shacabka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel iska dhigaan wax kasta oo ay isku hayaan loona midoobo difaaca dalka iyo Qarannimadeenna.

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in xilligan oo kale aysan ahayn markii waxyaabo dhexdeenna ah lagu mashquuli lahaa, wuxuuna bulshada faray in loo istaago difaaca dalka xukuumadduna ay ka go’an tahay in ay ku hoggaamiso Umaadda Soomaaliyeed difaaca dalka.

Previous Post

Diyaarad siday 300 oo rakaab oo uu dab ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Tokyo

Next Post

Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga soo ambabiaxaya Addis Ababa

Next Post
Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga soo ambabiaxaya Addis Ababa

Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga soo ambabiaxaya Addis Ababa

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In