Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rwanda oo ciidamo gaar ah geysay waqooyiga Mozambique

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Rwanda oo ciidamo gaar ah geysay waqooyiga Mozambique
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Rwanda ayaa bilowday in Ciidamo gaaraya 1,000  oo askari ay geyso dalka Mozambique si ay ugu qeyb qaataan dagaalka lagu jiro kooxaha rabshadaha ka wada gobalka waqooyi ee Kabo Delgado.

Dirista Ciidamadan ayaa yimid kadib markii bishii la soo dhaafay ay wadamada ku bahoobay Urur gobaleedka Afrikada koofureed ee loo soo gaabiyo (SADC) sheegeen in ciidamo ay u dirayaan dalka Mozambique.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Askar ka tirsan ciidamada Rwanda oo aan qeyb ka ahayn Ururka (SADC) ayaa ka barbar dagaalami doono ciidamada Mozambique oo wada howl gallo ay kula dagaalamayaan koox mintid ah oo weeraro ka fuliso gobalka saliida qaniga ku ah ee kaabo Delgado.

Kooxda ayaa sida la sheegay xiriir la leh Ururka Argagixisada ah ee Daacisha, kuwaa oo sannadihii la soo dhaafayay gacanta ku hayeen gobalka kaabo Delgado ee waqooyiga Mozambique.

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in kooxdan ay dileen dad gaaraya 3,000 oo ruux iyagoo sidoo kale barakiciyay ilaa iyo 800,000 oo  u badan Caruura iyo Haween.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo la filaayo inuu maanta gaaro magaalada Garbahaarreey

Next Post

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay qaraxa lagu weeraray Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir

Next Post
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay qaraxa lagu weeraray Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay qaraxa lagu weeraray Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In