Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Jabuuti oo deeq gaarsiiyay agoon ku nool Muqdisho

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo safiirka Jabuuti oo gaaray Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Dayid Dubada Rooble ayaa maanta deeq uu soo dhiibay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxa uu gaarsiiyey gabdho ogoon ah oo lagu xanaaneeyo xarun ku taala degmada Boondheere, iyadoo safiirka ay wehlinayeen wasiirada Warfaafinta iyo haween iyo masโ€™uuliyiin ka socday maamulka gobolka.
Masโ€™uuliyiintan ayaa marka hore kormeerey qololka ay jeeftaan gabdhahan agoonta ah si ay u ogaadaan xaalada nololeed oo ay ku sugan yihiin,waxana intaasi kadib lagu soo dhaweyey safiirka iyo masโ€™uuliyintii dowlada ee la socday hees carruurto ay ku muujinnayeen sida Jabuuti u garabtaagan tahay Soomaaliya.
Mudane Dayib Dubadda Rooble safiirka Jabuuti ee Soomaaliya ayaa sheegay in deeqdaan ay dowladda Jabuuti ugu talagashay in lagu caawiyo gabdhaha agoonta ah, isagoo tilmaamay in madaxweynaha dalka Jabuuti xilligii uu booqashada ku imaanayay magaalada Muqdisho oo amray in deeq la gaarsiiyo carruurtan agoonta ah.
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) oo isna hadal kooban jeediyay ayaa balan qaaday inuu ka qayb qaadanayo ciida gabdhahaan agoonta ah golaha wasiiradana uu hor gayn doono marxalada carruurtaan.
โ€œAnigu waxan balan qaadayaa in maalinta ciida aan ka dharjiyo hilib iyo Xalwad iyo Buskut sido kale waxan hor gayn doona golaha wasiirada xaaladda carruurta agoonta ah, waana balan qaadaynaa in hada kadib kafaala la aan aysan noqonin ayaan balan qaadaynaaโ€, ayuu yiri Wasiir maareeye.
Wasiirka haween iyo horumarinta xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar ayaa baaq u dirtay madaxda hada ku fadhisa kuraas waxayna xustay carruurta ku jirta xarumaha xanaanada iyo kuwa dhibaataysana ay yihiin mustaqbalka kuwii dalka hanan lahaa .
Tan iyo markii ay bilatay bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa isa soo tarayay gargaarka la gaarsiinaayo dadka danta yar ee ku nool magaalada Muqdisho iyo goobaha kale ee ka baxsan.

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta

Next Post

Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro

Next Post
Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro

Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In