Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Mongolia oo Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Gudbisay

Idman Yahye by Idman Yahye
11 months ago
in Wararka
0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Mongolia oo Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Gudbisay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbisay Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mongolia, Mudane Ts. Ankhbayar.

Soomaaliya iyo Mongolia waxay xiriir diblomaasiyadeed yeesheen 28-kii Febraayo 1971, waxaana muddo ka badan 50 sano naga dhaxeeyay xiriir saaxiibtinimo iyo iskaashi ku dhisan ixtiraam, wada-shaqeyn iyo aragti mideysan oo ku aaddan nabadda iyo horumarka caalamka.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Mongolia waa dal leh taariikh iyo dhaqan hodan ah, door muuqda na kaga jira arrimaha diblomaasiyadda caalamiga ah. Soomaaliya iyo Mongolia waxay si joogto ah uga wada shaqeeyaan arrimaha muhiimka ah ee caalamiga ah ee ay isku aragti ka yihiin iyada oo loo marayo madalaha caalamiga ah sida Qaramada Midoobay.

Danjire Hodan ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay bilowga waajibaadkeeda cusub, ayna ka goโ€™an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal, kor u qaadista iskaashiga laba geesoodka ah, iyo in la ballaariyo fursadaha wada shaqeynta gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo isdhaafsiga dhaqanka.

Dowladda Mongolia ayay uga mahadcelisay soo dhoweynta diirran iyo taageerada hagar laโ€™aanta ah ee la siiyay.

ย ย 

Previous Post

Carruur Soomaaliyeed oo qaliin loogu sameeyay Nairobi

Next Post

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐šโ€™ ๐จ๐จ ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐ ๐š๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐

Next Post
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐šโ€™ ๐จ๐จ ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐ ๐š๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐šโ€™ ๐จ๐จ ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐ ๐š๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In