Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo dhaweeyay Madaxweynaha Faransiiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo dhaweeyay Madaxweynaha Faransiiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia Amb.Abukar Abdi Osman “Mardaadi” ayaa ka mid noqtay tiro safiiro ajaaniib ah oo lagu sharfay in ay dowlada Malaysia kala soo qayb galaan soo dhawaynta Madaxweynaha Faransiiska François Hollande oo booqosho maalmo qaadan doono ku yimi wadanka Malaysia.

Soo dhawaynta ka dib ayaa wagtiga madaxweynaha waxa loo gudbiay qaybta VIPka garoonka waxaa isbarasho iyo is xog waraysi kooban ay ku dhexmartay safiir Abukar Abdi Osman Iyo Madaxweyne François Hollande, wuxuuna Ambassador Abukar uu ugu xog waramay wafdiga madaxweynaha faransiiska xalada uu dalka ku jiro, wuxuuna aad ugu mahad celiyay sida calamka oo ay dowlada Malaysia ka mid tahay ay ugu Muujiyeen gurmad dadka somaliyeed ee ay abaaruhu sameeyen.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Tan iyo markii la soo magacabay ambassador Abukar Abdi Osman ayaa waxaa muuqata in xiriir aad u qurux badan uu ka dhex bilawday labada dal ee Malaysia iyo Somalia, iyadoo malmihii la soo dhaafay wakalada wararka iyo jaraaidyada ka soo baxa wadanka Malaysia ay aad u hadal hayeen xaladaha abaraha ee dalka, iyadoo weliba dowlada Malaysia ay Kaalmo wayn ka geesatay, taaso ku timi dadaalka safiirka iyo howl wadeenada safarada, waxaana muuqata in sharaftii iyo karamada safarada Somaliyeed ee wadanka Malaysia ay dib u soo laabatay.

Previous Post

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ku xiran oo loo sameeyey Akoono Mushaarkooda loogu shubo (SAWIRRO)

Next Post

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In