Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo horumarinta Dhaqaalaha iyo Amniga oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo horumarinta Dhaqaalaha iyo Amniga oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Isku-duwidda Deeqaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay Shirka Hannaanka Wadashaqaynta Tiirarka ee qaab-dhismeedka deeqaha dalka.

Shirkan oo socon doona muddo labo maalin ah, islamarkaana ay Isugu yimaadeen hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa looga hadlay saddex tiir oo kala ah: Horumarinta Dhaqaalaha, Caddaaladda iyo Amniga, Deegaanka iyo Isbedelka Cimmilada.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Waxaa madasha goobjoog ahaa oo kalmado furitaan ah ka jeediyay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arimaha Dastuurka, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta Qaranka, Deegaanka iyo Isbedelka Cimmilada iyo mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.

Qodobada ugu waaweynaa ee dhiiradda la saaray ayaa waxaa ugu muhiimsanaa hawlaha hortabinta u leh heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda ee hoos yimaada sadexda tiir ee aan kor kusoo xusnay, saameynta uu isbedelka Cimmilada ku reebay shacabka Soomaaliyeed iyo xoojinta wadashaqeynta hay’adaha dowladda iyo saaxiibada caalamiga ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka 10-aad ee kalfadhiga golaha

Next Post

Taliyaha Ciidanka 21-aad ee XDS oo kormeeray Ciidamo ku sugan Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka 21-aad ee XDS oo kormeeray Ciidamo ku sugan Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka 21-aad ee XDS oo kormeeray Ciidamo ku sugan Koonfurta Gobolka Mudug "SAWIRRO"

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In