Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka amniga Gobolka Bari oo Go’aamo laga soo saaray

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka amniga Gobolka Bari oo Go’aamo laga soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka waxaa ka qayb galay Taliyaha ciidanka Boliiska, Guddoomiyaha gobolka Bari, Duqa degmada Boosaaso,Taliyaha ciidanka Daraawiishta,Taliyaha nabad sugidda, Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo saraakiil kale.

1-Guddiga amniga wuxuu dardargalin iyo xoojin amni ka bilaabay guud ahaan Gobolka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso si argagixisada
looga sifeeyo gacantana loogu soo dhigo kuwii fuliyey falkii waxashnimada ahaa
ee lagu beegsada shirkadda ganacsiga Al-macruuf xarunteeda Boosaaso.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

2- Hayádaha Amnigu waxay aqoonsadeen ciddii lahayd fikradda falkii argagixiso ee ka dhacay Shirkadda Al-macruuf waxaana wax looga qaban doonaa sida ugu dhaqsaha badan.

3. Guddiga Amnigu wuxuu farayaa Maamulka, masuuliyiinta iyo mulkiilayaasha
shirkaddaha ganacsiga iney wadashaqayn la yeeshaan Hay’addaha amniga
Puntland ee ka hawlgala magaalada Boosaaso, si ay ula wadaagaan wixii culays
amni la xiriira ee ku soo kordha shirkaddaha iyo shaqaalohooda.

4. Guddiga Amnigu wuxuu farayaa shirkadaha ganacsiga in ay wax ka bedelaan habka amnigooda gudaha sida ilaalada xarumaha ganacsiga, Kaamirooyinka qarsoon(CCTV), sidoo kale waa iney dab-damis u sameyaan xarumoohada.

Previous Post

Akhriso isku aadka wareegga 3-aad ee tartanka

Next Post

Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii diblomaasi

Next Post
Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii diblomaasi

Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii diblomaasi

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In