Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa xalay kulan casho sharaf ah u sameeyay wafdigii uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Qurba-joogta ee Jamhuuriyadda Yemen Dr Axmed Cawad bin Mubarak oo maalmihii la soo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalkeena.

Waxaa kulanka cashada ah kasoo qayb-galay masuuliyiin badan oo ka kala socotay golayaasha kala duwan ee JFS  iyo qaar ka mid ah safiirrada safaaradaha dalkeena jooga.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Wasiir Axmed Cawad oo hadallo kooban ka jeediyay munaasabadda cashada ah  ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay soo dhoweynta iyo niyad wanaagga uu kala kulmay ummadda Soomaaliyeed iyo sida loogu soo dhoweeyey dalka iyo  booqashadiisii rasmiga ahayd ee  uu ku tegey wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga.

Wasiir Abshir Cumar Jaamac ayaa yiri “Allah SWT ka sokow, waxaan si ballaaran ugu mahadcelinayaa dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, gaar ahaan guddiga iyo hawlwadeennada soo agaasimey oo suurtogeliyey in booqashaani ay noqoto mid qurux badan oo guuleysata. Waxaad muujiseen isku xirnaan, isjaceyl, xirfad, adkaysi iyo in martideennu waddankeenna jeclaysato, Allah ha ina guuleeyo.

Previous Post

Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-heshiisinta Qaranka

Next Post

Taliska Booliska oo ka shiray tayada iyo adeegyada uu bixiyo Isbitaalka Madiina

Next Post
Taliska Booliska oo ka shiray tayada iyo adeegyada uu bixiyo Isbitaalka Madiina

Taliska Booliska oo ka shiray tayada iyo adeegyada uu bixiyo Isbitaalka Madiina

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In