Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Ka qeybgashay shirka horumarinta ganacsiga Afrika iyo Malesiya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo Ka qeybgashay shirka horumarinta ganacsiga Afrika iyo Malesiya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay Hormarinta Ganacsiga Afrika iyo Maleesiya oo lagu qabtay Magaalada Kual Lampur ayaa lagu
soo bandhigay fikrado muhiim u ah kor u qaadista ganasiga u dhexeeya dalalka Qaaradda Afrika iyo dalka Maleesiya.

Shirka oo qabanqaabadiisa uu door wanaagsan ku lahaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Maleeshiyada Amb Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi waxaa Soomaaliya uga qeybgalay wafdi ballaaran oo isugu jira Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Fedaraalka, Shirkado iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo xaruntoodu tahay dalka Maleesiya.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Shirka ayaa la isku afgartay in muddo labo bil ah gudaheed lagu diyaariyo Istiraariijayadda Hormarinta Ganacsiga Maleesiya iyo Afrika ee 5ta sano ee soo socota, waxaana Soomaaliya ka ciyaari doontaa dowr wanaagsan.

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Maleesiya Amb Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi, ayaa Shirka ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay inay xoojiso xiriirkii ganacsi oo ay la laheyd Malaysia isagoo ballan qaaday in wixii manta ka dambeeya xiriir wanaagsan yeelan donaan labada dal ee Soomaaliya iyo Maleesiya.

14753285_978568808915969_5224316162088121826_o 1 14856153_978559632250220_7817918381251984698_o 1 14856178_978544665585050_5246563043906154860_o 1 14859696_978568905582626_8122127999470958380_o 1 14859823_978562345583282_5974816283141137803_o 1 14882263_978560645583452_5629236609184178894_o 1 14884673_978562335583283_2615991037386778773_o 1 14890477_978561062250077_5510025748962646676_o 1 14902809_978562972249886_5383802344740880604_o 1 14919018_978562718916578_6628494760152940451_o 1

Previous Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 6aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post

Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala

Next Post
Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala

Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In