Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo qabtay kalluumeysatada degmada Hobyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tababar loo qabtay kalluumeysatada degmada Hobyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay xirfadda aqooneed ee kaluumeeysatada ka jilaabta xeebta dagmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo qabtay ilaa 40 ka tirsan kaluumeeysatada ka jilaabta xeebaha bariga gobalka Mudug.

Tababarkaan oo ay soo qaban qabiyeen ururuda Sosda iyo Daryeel ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka dagmada Hobyo ee gobalka Mudug aqoonyahanno ku xeeldheer arimaha  badaha iyo mas’uuliyiin  ka socatay ururada Sosda Iyo Daryeel

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Furitaanka siminaarka waxaa ka hadlay Eng. Cumar Maxamuud Rooble (Cumar Suuri) oo ka mid ahaa mas’uuliyiin ka socatay ururadii barnaamijka soo agaasimay ee Sosda iyo Daryeel wuxuuna ka warbixiyay ajnadaha siminaarka.

“Tababarkaan waxaa soo qaban qaabiyay ururada Sosda oo ah NGO wadaniya iyo ururka Daryeel oo ah NGO caalamiya ujeedka laga leeyahayna waa in sare loo qaadaa xirfada kaluumeeysatada Soomaaliyeed si ay uga faa”
iideeystaan wax soo saarka badahooda waxaa sidoo kale lay idinkaga faa”iideeyn doonaa sida aad u keydsan laheeydeen waxa aad kala soo baxdaan baddiina”  ayuu yiri Cumar Maxamuud Rooble (Cumar Suuri)
Maxamed Cali Guure Maamuun madaxa horumarinta mashaariicda maamu;lka dagmada Hobyo oo isna furitaanka tababarka ka hadlay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay aad usoo dhaweeynayaan in tababar ceynkaan oo kale
ah loo qabto kaluumeeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabata xeebta dagmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Siminaarkaan ayaa intii uu socday waxaa casharo ku aaddan qaabkii ay u tayeeyn lahaan waxsoo saar kooda iyo sida ugu haboon ee ay u keydsan lahaayeen usoo jeediyay kaluumeeysatadii siminaarka ka qeyb gashay aqoonyahano Soomaaliyyeed oo ku taqasusay qaabka kaluumeeysiga badaha.

Ma ahan markii u horeeysay oo ay ururada Sosda iyo Daryeel tababaro ceynkaan oo kale ah u qabtaan kaluumeeysatada ka jilaabta xeebaha bariga Gobalka Mudug ee Galmudug.

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (7) 1 (9) 1 (10) 1 (11) 1 (12) 1 (13) 1 (14) 1 (15)

C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo1 (16) 1 (21) 1 (22) 1 (23) 1 (24) 1 (26)

Sawir-qaade C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Abaaraha ka jira Gobollada Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Shirki dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Baydhabo+Sawirro

Next Post
Shirki dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Baydhabo+Sawirro

Shirki dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Baydhabo+Sawirro

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In