Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled Xaawo ayaa mar kale dowladda Kenya ku eedeeyey in ay colaad ka hurineyso gobolka Gedo.

Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa nasiib-daro ku tilmaamay ciidankii Jabhadda ahaa ee soo weeraray Balad Xaawo oo wali ku jira deegaanada gudaha Kenya gaar ahaan magaalada Mandheera, wuxuuna dhinaca kale sheegay in ay nasiib daro tahay warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD ee lagu sheegay in ay Soomaaliya gardaran tahay.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

“Waxaa ayaan-daro ah maanta waxaa cad oo meeshan ka muuqda, oo ciidankii halkaa ka soo gudbay oo hadda Ciidanka Jabhadda Kenya uu ku dhex jiro in Dowladda Jabuuti ama ismaaciil Cumar Geelle uu yiraahdo ee ma taqaanaa Soomaaliya gardaran waa Ayaan daro,” ayuu yiri taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga dalka.

Sidoo kale, Generaal Biixi ayaa sheegay natiijada warbixinta Guddiga IGAD aysan raali ka aheyn Shacabka Walaalaha Jabuuti, balse ay qaas u tahay siyaasadda madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aaminsaneyn warbixinta guddiga, ayna tahay mid u janjeerta dhanka Kenya.

Previous Post

QM oo soo dhoweysay go’aankii madaxweyne Farmaajo ee shirka Samareeb

Next Post

Jubbaland iyo Puntland oo soo dhoweeyay shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo

Next Post
Jubbaland iyo Puntland oo soo dhoweeyay shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo

Jubbaland iyo Puntland oo soo dhoweeyay shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In