Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta 27-aad ee Xoogga Dalka oo faah faahiyay howlgal lagu dilay horjoogayaal Ajaanib ah

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta 27-aad ee Xoogga Dalka oo faah faahiyay howlgal lagu dilay horjoogayaal Ajaanib ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidamada xoogga dalka qeybta 27-aad oo ka howlgala degaanada Hirshabeelle General Maxamed Axmed Macalin Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo lagu dilay maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan horjoogayaal Ajaanib ah ka dib howlgalo laga sameeyey Shabeelada Dhexe.

General Koronto ayaa sheegay Howlgal maalmo ka hor ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe in Ciidanka xoogga dalka ay ku dileen nin Ajnabi ahaa oo ka tirsanaa Shabaab, kaasi oo uu sheegay inuu ka soo jeedo wadanka Comoros.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Taliyaha ayaa xusay in ay helleen macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan in Ninkaa uu u dhashay Wadanka Comoros, isaga sheegay in degaano dhowr ah o ay weerara ka geysan jireen SHabaab ay geeyeen ciidamo dheeraad ah.

Wuxuu sheegay in howlgaladan ay sii socondaanaan ay yihiin kuwo ka duwan kuwii hore,wuxuuna sheegay in ay la socdaan dhibaatooyinka shacabka ay ku hayaan Al-shabaab Mar uu la hadlayay VOA.

Deegaano hoostag degmada Balcad ayaa waxaa ka dhacay howlgalo ballaaran oo looga soo horjeeday maleshiyada Alshabaab,kadb markii ay isku dayeen in ay weeraro ku soo qaadana xarumo Militari oo ciidamadu ay lahaayeen.

Previous Post

President farmajo appreciates youth and religious role in Galmudug State

Next Post

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna

Next Post
Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Midowga Galmudug iyo Ahlu Sunna

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In