Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka dalka India ayaa sheegay in guud ahaan tirada dadka uu haleelay safmarka Covid-19 ay kor dhaaftay in kabadan 21 Milyan iyadoo hada muujada labadaan ay la daalaadhacaan

Wasaaraduu wax ay sheegtay inuu yahay kii ugu xumaa dunida ee soo marta india sidoo kale waxa ay sheegtay in cudurkaan ay udhinteen ilaa iyo hada dad kabadan labo boqol iyo sodon kun oo qof

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Guud ahaan gobolada dalkaasi india ayaa la sheegay in gabaabsi ay ka yihiin Agabyada caafimaadka ee lagu tacaalo Covid-19 gaar ahaan deegaannada miyiiga uu muddooyinka faro ba,an ku haayo.

Qurba joogta iyo ganacsatada ayaa door weyn ka qaadanayo sidii dadka loogu gargaari lahaa waxaana sidoo kale dowladda dalkaasi ay saxiibadeeda caalamka weydisay gar istaag.

Mareykanka,Ruubsha iyo dalalka kale ayaa gaarsiiyay qalab caafimaad si wax looga qabto saameynta uu ku yeeshay.

Tags: Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.
Previous Post

Qaar ka mid ah barayaasha Dugsiyada Galmudug oo tababar loo soo xiray+Sawirro

Next Post

Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro

Next Post
Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro

Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In