Friday, February 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Tobanka Dambe ee Ramadaan iyo Leylatul Qadarka Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka, Xulashada
0
Tobanka Dambe ee Ramadaan iyo Leylatul Qadarka Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa la gelay tobankii ugu dambeeyay ee Ramadaan, oo uu nabigu sheegay in ay tahay tobankii dad badan naarta laga xureynayay.

Related posts

AU โ€œMa jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliyaโ€

February 13, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026

Tobanka dambe ee Ramadaan, waxaa ku jirta habeenka ajarka badan ee Laylatul Qadriga oo ka kheyr badan kun bilood, taas oo qofkii eebbe haleeshiiyo loo dhaafayo dambigii uu horay u galay.

Barnaamijka Tubta Toosan ee toddobaadkan, waxaan uga hadleynaa fadliga tobanka dambe ee Ramadaan, Laylatul qadriga iyo sida ay saaโ€™imiintu uga faaโ€™ideysan karaan.

Waxaa barnaamijka nagala qeyb galaya Sheikh Cali Sheikh Maxamuud , Sheikh Cali Dheere.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/TUBTA-TOOSAN-12.01.2015-SAX-.mp3

Previous Post

Raโ€™iisul wasaaraha oo masโ€™uuliyiin ku qaabilay xafiiska Wasiirka Warfaafinta โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Soo weydii suโ€™aal ama fikir Sheekh Bashiir oo marti ku ah beri Barnaamijka Sahanka Raadiyaha

Next Post
Soo weydii suโ€™aal ama fikir Sheekh Bashiir oo marti ku ah beri Barnaamijka Sahanka Raadiyaha

Soo weydii suโ€™aal ama fikir Sheekh Bashiir oo marti ku ah beri Barnaamijka Sahanka Raadiyaha

AU โ€œMa jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliyaโ€

AU โ€œMa jirto cid awood u leh inay wax ka beddelaan qaab-dhismeedka dhuleed ee Soomaaliyaโ€

February 13, 2026
0

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israaโ€™iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โ€œBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ€,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In