Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed Iyo  TRT Oo Heshiis Ku Kala saxiixdey Ankara (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed Iyo  TRT Oo Heshiis Ku Kala saxiixdey Ankara (Sawirro)

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiiskan  aya a waxaa  SNTV u saxiixey Agaasimaha Waaxda TV-ga Qaranka iyo Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay Md Abdiraxmaan Yuusuf Sh Al cadaala,halka Dowladda Turkey uu u Saxiixay Agaasimaha Tv-a iyo Idaacadda TRT Mr Senol Goka.

Mr Abdiraxmaan ayaa amaaney sida Maxda TRT ay usoo dhoweeyeen Isagoo uga mahadceliyey sida ay u garabtaaganyihin walaalahooda Soomaaliyeed oo hada soo kabanaya dagaallo sokeeya oo sanado badan kasocdey Dalkooda.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026

Labada agaasime ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyey heshiiskan labada tv ay kala saxixdeen,kaasi oo ay sheegeen in uu wadada u xaari doono wax wada
qabsi waara oo uu udhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah ee Turky iyo Soomaaliya.

Heshiiska oo ka dhacay xarunta Tv ga TRT ee magaalada Ankara ayaa waa waxaa gobjoog ahaa Masuuliyiin ka socday Safaarada soomaaliya ee wadankan Turkey oo uu ugu horeeyo Abduqadir Maxamed Xuseen (barkhadle) oo ah ku xigeenka koowaad ee Xoghaya Safaarada Soomaaliya ee Dalka Turkey.

Mr Abduqaadir ayaa heshiiska ku tilmaamey Guul umada soomaaliyeed u soo hooyatey maadaama manta Tvgii wadanka Turkey ugu weynaa uu heshiis la
saxiixda Tvga qaranka soomaalieed

Sidoo kale waxaa heshiiska Isna goob jog ka ahaa Sirkaalka Safaaradda Soomaaliya u qaabilsan dhaqanka iyo wax barashada Mudane Abdiaziis Abdiraxmaan  Hassan.
Agaasimaha ayaa dhinaca kale Booqasho ku tagay Wakaaladda Wararka Anadol Agency isaga oo Kormeeray Qeybaha ay ka koobantahay Wakaaladdaasi iyo sida ay u shaqeyso

Agaasimaha Tvga Qaranka ayaa Madaxda Wakaladda Wararka Anadol warbixin ka siiyay Habka uu u shaqeyo Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed, iyo Muhiimadda ay leedahay dardar galinta Howlaha Wakaladda Wararka Soomaaliyeed SONNA taas oo Warbaahinta Caalamku ka xiganjireen Wararka ka dhaca Soomaaliya

Agaasimaha Warbaahinta Tv-ga Qaranka iyo Saxaafadda Madaxa banana C.raxmaan Yuusuf Sh Ayaa Sidoo kale Booqasho ku tagay Xarunta Golaha Saxaafadda Wadanka Turkey ee loo yaqaano TURUR oo laga maamulo dhammaan Idaacadaha iyo Tv-yada Wadankaasi ka howlgala.

Xogahayaha Guud ee TRT Seno Goka ayaa Hadiyad Guddoonsiiyay Agaasimaha Tv-ga Qaranka C.raxman Yuusuf Sh isagoo Xusay in ay garab istaagayaan Tvga Qaranka Soomaaliyeed Haddeytahay Qalabeen iyo Tababarid Shaaale.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

golaha sare ee saxaafadda 2 golaha sare ee saxaafadda turkiga 1 IMG_5591 IMG_5740

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Maqaayaddii ugu horeysay oo Soomali leedahay ayaa laga Furay New York.SAWIRRO.

Next Post
Maqaayaddii ugu horeysay oo Soomali leedahay ayaa laga Furay New York.SAWIRRO.

Maqaayaddii ugu horeysay oo Soomali leedahay ayaa laga Furay New York.SAWIRRO.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In