Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafuud kala duwan oo ku wajahan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wafuud kala duwan  oo ku wajahan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada dhuusamareeb  iyadoo ay socoto qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shir lagu dhameystirayo heshiiskii madaxda Galmudug iyo Ahlusuna ay kala saxiixdeen ayaa waxaa magaalada Dhsuusamareeb ku wajahan wafuud kala duwan oo ay ku jiraan qaar kamid ah madaxda Dowlad Goboleedyada iyo wakiilo ka socda Beesh Caalamka.

Mas’uuliyiinta lafilayo in maanta ay gaaraan magaalada Dhuusamareeb waxaa kamid ah Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafuud kale oo ka kala socota Beesha Caalamka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta wafuudaasi ayaa ka socota garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb,waxaana halkaasi kuwajahan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya,maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.

Wafuudan ayaa ka qeybgalaya shirka lagu dhameystirayo heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug oo lafilayo in uu ka furmo magaalada Dhuusamareeb.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo

Next Post
Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo

Ciidamada Dowladda oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo hubkooda ku qabtay duledka Baydhabo

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In