Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka Russia iyo Ukraine.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Akhriso: Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

• Madaxweynaha Ukraine Volodymr Zelenskyy waxaa uu ku baaqay in hawada dalkiisa laga mamnuuco duulimaadka si loo joojiyo duqeymaha diyaaradaha Ruushka ku hayaan magaalooyinka dalka, balse Mareykanka wuu ku gacan seerey dalabkaas.

• Ugu yeraan 70 askari oo Ukraine ah ayaa lagu dilay duqeyn Ruushka ka fuliyay saldhig ku yaala magaalada Okhtyrka, oo ku taala inta u dhexeysa Kharkiv iyo Kyiv, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

• Dacwad oogaha guud ee Maxkamadda dambiyada dagaalka ee ICC wuxuu sheegay in uu bilaabayo baaritaan la xiriira dagaalka Ukraine.

• Wada hadalo heerkooda sareeyo oo u dhexeeyay mas’uuliyiin ka kala socday Ruushka iyo Ukraine ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday.

• Tirada dhimashada rayidka ayaa hadda mareysa 352 oo qof oo ay ku jiraan 14 carruur ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Ukraine.

• In ka badan 520,000 oo qof ayaa ka qaxay dalka Ukraine tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ruushka ku qaaday Ukraine lix maalin ka hor, sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay.

• Xiriirada kubada cagta adduunka FIFA iyo UEFA qaaradda Yurub ayaa kooxaha iyo xulka qaranka Ruushka ka joojiyay ka qeybgalka tartamada ay maamulaan xiriiradaas.

Previous Post

Cumar Filish oo bogaadiyey doorkii Booliiska ee Doorashooyinkii Muqdisho.

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.

Ciidanka Xoogga dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur.

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In