Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warsaxaafadeed ku saabsan doorashada guddoonka guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Warsaxaafadeed ku saabsan doorashada guddoonka guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Guddiga Hireglinta Doorashooyinka Heer Federaal ee 2020/21 isaga oo ka duulaya waajibaadkii ay u igmadeen Golaha Watashiga Qaranka ee heshiiska siyaasadeed ku gaaray magaalada Muqdisho 17kii Sebteembar 2020;
Kaddib markii uu muddo bil ah siiyay tababarka, dajinta habraacyada muhiimka u ah shaqada Guddiga iyo isla jaan qaadka xubnaha gudiga ee Muqdisho ku sugan;
Kaddib markii uu qiimeyay masโ€™uuliyadda culus ee ka saaran in dalkan ay ka dhacdo doorasho hufan oo xor iyo xalaal ah, lagana fogaado dib u dhac dheeri ah oo ku yimaadda jadwalka doorashada ee ku xusnaa heshiiskii siyaasadeed ee ay wada gaareen Madaxda Dawladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ah Dowladda Federaalka;
Waxa uu Guddigu guda galay qabanqaabada doorashada Guddoonka Gudddiga. Sidaas darteed waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 05/12/2020 ku qabsoomay Hotel Decale doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga.
Waxaa soo xaadiray 20 xubnood oo ka mid ah 25 xubnood ee Guddigu ka kooban yahay, waxaana xilka Guddoomiyaha isu soo taagay Dr. Libaan Abuukar Cismaan iyo Mudane Maxamed Xasan Maxamed, halka Guddoomiye Kuxigeenka ay isu soo taageen Mudane Yusuf Maxamed Kheyr iyo Qareen Mowliid Mataan Salaad.
Codku waxa uu u dhacay sidan soo socota;
Wareegii koowaad ee doorashada waxaa Mudane Maxamed Xassan Maxamed uu helay 17 cod, halka Dr. Liibaan Abuukar Cismaan uu helay 3 cod. Intaas kaddib waxaa la bilaabatay doorashada Guddoomiye Kuxigeenka, balse intii aan codeyntu bilaaban ayaa waxaa tanaasulay Mudane Yusuf Maxamed Kheyr , Sidaas darteed sida Xeer Hoosaadka Guddiga uu dhigayo, waxaa xubnihii Guddigu si gacan taag ah wada jir ugu ansixiyeen in Mowliid Mataan Salaad oo ahaa musharixii labaad uu noqdo Guddoomiye K/Xigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.
Gunaanadkii, Guddigu waxa uu u ballan qaadayaa ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan daneeyeyaasha arrimaha doorshooyinka in waajibka qaran ee saaran uu u gudan doono si hufan, daah furan oo caddaalad ah., wuxuuna Guddigu ka codsanayaa dhinacyada oo dhan in ay garab ku siiyaan gudashada waajibaadka shaqo ee horyaalla.
DHAMMAAD
Doorasho Xor ah Waa Xalka Dalka.
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay shir ku saabsan aagga ganacsiga xorta ah ee Afrika

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la kala diro Guddiga xiriirka ka hortaga Burcad Badeeda Soomaaliya.

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la kala diro Guddiga xiriirka ka hortaga Burcad Badeeda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la kala diro Guddiga xiriirka ka hortaga Burcad Badeeda Soomaaliya.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In