Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga oo tababar usoo xirtay howlwadeenno ka tirsan wasaaradda “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga oo tababar usoo xirtay howlwadeenno ka tirsan wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa tababar sare loogu qaadayay aqoontooda usoo xiray howlwadeenno ka tirsan wasaaradda Amniga gudaha.

Tababarka oo socday muddo 30 cisho ah ayaa waxaa bixinayay Macalimiin aqoonsare leh oo ka socday hay’addaha Gabbal-daye iyo Vision, iyada oo ay iska kaashadeen wasaaradda Amniga gudaha,dowladda Ingiriiska iyo UNDP.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Munaasabadda lagu soo xirayay tababbarka ayaa waxaa ku sugnaa agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga agaasime waaxeedyada iyo Charlie oo ah lataliye ka tirsan Wasaaradda.

Agaasimaha Sharciyada iyo siyaasadda Cabdullaahi Faarax Siyaasi oo goobta ka hadlay ayaa la dardaarmay dadkii ka faa’idestay tababarka “waxaa wax la idiin baraya oo tababarka la idiin siinayaa waa in waad biri maskaxdiina ugu faa’ideesaan dalkiina iyo dadkiina”.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga Yuusuf Cali Maxamed ayaa boggaadiyay hay’adaha Gabbal-daye iyo Vision oo iyagu tababarka bixinayay.

Ugu danbeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Mudane Farxaan Cali Axmed oo soo xiray tababarka ayaa sheegay in la joogteyn doono tababbarada, isagoo dadka ka faa’ideystay tababbarka kula dardaarmay iney dalka geliyaan wixi la soo baray.

Previous Post

Shir looga hadlayay Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya xafiiskiisa kula kulmay “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya xafiiskiisa kula kulmay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya xafiiskiisa kula kulmay “SAWIRRO”

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In