Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo qabatay kulan looga hadlayay hormarinta magaalada Gaalkacyo

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo qabatay kulan looga hadlayay hormarinta magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka  la tashiga caruurta ee hiigsiga horumarinta  dagmada Gaalkacyo oo ay soo agaasintay wasaarada arimaha gudaha isla markaana socan doona muddo laba maalmood ah ayaa maanta ka furmay magaalada galkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mida caruurta  da’yartaa ee  ku nool  galkacyo kuwaas oo laga soo xulay xaafadaha galkacyo iyo deegaanka xaar xaar  masuuliyiin  ka socatay wasaarada arimaha gudaha galmudug iyo kuwa maamulka dagmada galkacyo

Maxamed Cismaan Hureyra,  lataliyaha hanaanka maamul daadajinta Wasaarada arimaha gudaha Galmudug ,ayaa ugu horeyn sharaxad ka bixiyay kulankaan iyo ujeedada uu ku qotamo waxaana  uu xusay in kulankaan uu socon doono muddo  labo cisho ah  isla markaana  uu yahay mid   looga hadlayo  ka qeyb galinta Caruurta la tashiga horumarinta  dagmada 5-ta  sano  ee  soo socata

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026

Madaxa Xafiiska Waxbaarshada maamulka dagmada Gaalkacyo liibaan Macalin Saalax iyo ku xigeenka duqa dagmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi ayaa kula dar daarmay da’yarta ku nooldagmada Gaalkacyo in ay wax ku darsadaan hormarinta magaalada.

Ugu danbeyna  qaar ka mid ah da’yartii kulanka  ka qeyb qaadanaya ayaa  si weyn ubogaadiyay in  fursad  loo  siiyo in  markii uhoreeysay.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika

Next Post

Ciidanka Itoobiya oo kaabiga ku haya magaaladii ugu dambaysay ee gobolka Axmaarada

Next Post
Ciidanka Itoobiya oo kaabiga ku haya magaaladii ugu dambaysay ee gobolka Axmaarada

Ciidanka Itoobiya oo kaabiga ku haya magaaladii ugu dambaysay ee gobolka Axmaarada

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In