Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qalab loogu hortago Covid-19 gaarsiiyay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qalab loogu hortago Covid-19 gaarsiiyay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Galmudug ayaaย  maanta agab caafimaad oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka Covid-19 gaarsiisay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Agabkaan oo ka koobnaa guud ahaan qalabka nadaafada sida maaska afka lagu xerto,gacmo gashi,dareeraha gacmaha lagu dhaqdo,joodariyaal iyo kuwa kale oo muhiim ah daryeelka dadka uu soo rito xanuumka Covid19 ayaa waxaa loogu talagalay bulshada ku nool degmada Cadaado iyo deegaanada ku dhaw dhaw.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026

Wasarradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug ayaa waxaa ay agabkaan ka heshay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa xafiiska midowga Yururb ee Soomaaliya.

Masuuliyiinta maamulka degmada Cadaado oo la wareegay qalabka ayaa ka warbixiyay baahida ay u qabeen maadaama ay ka mid tahay meelaha uu sida xooggan usaameeyay cudurka Karoona Feyrsuka.

โ€œWaa mid ka mid baahiyaha aan qabnay inaan helno agabkaan maxaa yeelay waayahaan waxaa sii kordhayay tirada dadka uu soo ridanayo cudurka, mana aheyn waxa aan awoodno ka maamul ahaan ayuu yiri Madaxa Caafimaadka degmada Cadaado Dr. Cabdi Xasan Cali oo la hadlay warbaahinta.

Cabdullaaahi Cabdiraxmaan Xuseen guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobalka Galguduug ayaa uga mahadceliyay wasaaraddaha caafimaadka ee dowladda dhexe iyo tan Gamudug doorka ay ka qaadanayaan la dagaalanka cudurka iyo xakameynta sida uu bulshada usaameeyay.

Tags: Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qalab loogu hortago Covid-19 gaarsiiyay Cadaado+Sawirro
Previous Post

Imtixaanka Fasaladda Sideedaad ee Gobolka Banaadir oo Maanta la soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

Next Post

Diyaarad U-rarneyd AMISON oo ku gubatay Baladweyne+Sawirro

Next Post
Diyaarad U-rarneyd AMISON oo ku gubatay Baladweyne+Sawirro

Diyaarad U-rarneyd AMISON oo ku gubatay Baladweyne+Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In