Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar loo qabtay shaqaalaha wasaaraddaas”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka  oo soo xirtay Tababar loo qabtay shaqaalaha wasaaraddaas”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan  loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku saabsanaa Bad-baadinta Carruurta iyo ka Hortagga Xadgudubyada ku salaysan Jinsiga kaas oo socday muddo labo maalin ah.

Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka ee qaatay Tababarka  ayaa sheegay in si isku mid ah ay ugu shaqayn doonaan waxyaabihii tababarkaan ay ku barteen.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Agaasimaha Horumarinta Arrimaha qoyska  iyo Carruurta ee wasaaradd haweenka Faadumo Maxamed Cali ayaa u mahadcelisay dhamman shaqaalaha wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Howlwadeennadii kale ee tababarka bixiyay

Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumaruinta Xuquuqul Insaanka Ahna Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Bile Ismaaciil oo soo xiray Tababarka ayaa la dar-daarmay howlwadeennada labaray bad-baadinta Carruurta iyo ka hortagga xadgudubyada ku Salaysan jinsiga

Wasaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay Wadday dadaallo shaqaalaha iyo bulshada lagu barayo bad-baadinta Hooyada iyo Dhallaanka iyo cidkasta oo dhibaato gaaraysa.

IMG_7624 IMG_7643 IMG_7660 IMG_7665 IMG_7674 IMG_7690 IMG_7696 IMG_7706 IMG_7721 IMG_7736 IMG_7743 IMG_7745 IMG_7746 IMG_7747 IMG_7753 IMG_7771

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed

Next Post
Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed

Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In