Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maxamed Xasan Maxamed oo ka hadlay kulan si heer-sara ah loosoo Agaasimay oo ku saabsan Xasillinta iyo soo kabashada goor hore.

Wasiirka ayaa ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay qeyb muhiim ah ka tahay xasillinta, isaga oo intaa raaciyay in ay qiimeyn iyo ka jawaabid dhinac socota ka sameysay xaaladaha degdega ah, taasoo ka fuliyeen deegaannada la xoreeyay.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasiirka ayaa intaa ku daray in Wasaaradda Caafimaadka ay diyaargarow xoogan ugu jirto sidii ay si ballaaran uga jawaabi lahayd xasillinta waqtiga dheer ah sida dayactirka goobaha caafimaadka, tababarka iyo kor u qaadidda aqoonta shaqaalaha iyo guud ahaan hanaanka Caafimadka dalka laga soo bilaabo Tuulo, Dagmo iyo hellida Isbitaalo waaweyn oo heer sare ah.

Previous Post

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose “SAWIRRO”

Next Post

Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray

Next Post
Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray

Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In