Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed oo soo xiray tabbabar la xiriira wada shaqeynta booliska iyo bulshada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo mudo afar maalin ah ka socday magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa lagu baranaayey wada shaqeynta booliska iyo bulshada si loo xaqiijiyo ammaanka deegaannada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Tababbarka oo sidoo kale lagu baranayey dhoorista Xaquuqda Aadanaha ayaa waxaa si wada jira u soo qaban qaabiyey  Hay’adda UNDP oo taageero dhaqaale ka helaysa dowladda Japan iyo Wasaaradaha Amniga heer Federaal iyo tan Koonfur Galbeed.

Wasiirka amniga Gudaha ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subuq iyo ku-xigeenkiisa Isaaq Baarawe isxaaq ayaa ka soo qeybgaley munaasabada xiritaanka tabbabarka muddada socday.

Wasiirka amniga Gudaha ee Koonfur Galbeed oo tabbabarka si toos ah u xiray ayaa kula dardaarmay kafaa’iideystayaasha oo isugu jiray boolis iyo qeybaha bulshada in wixii tababarka ay ku barteen ay dhaqan galiyaan si loo sugo amniga.

W/D: Siraaji Sheekh Isxaaq

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Garowe ka furay Shirka Wada-tashiga Qorshaha horumarinta Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Xukuumadda ugu baaqay inay soo gudbiso Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Next Post
Guddoomiye Maxamed Mursal “Waxaan fulin doonaa Barnaamijkeyga ka koobnaa 10-ka qodob”

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Xukuumadda ugu baaqay inay soo gudbiso Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In