Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka gaashaandhiga oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashandhiga Dawlada soomaaliya Mudane Cabdiqaadir sh.Cali diini waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo kusoo Dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Koobad Ee Jubbaland Cabdulaahi Sheikh Ismaacil Fartaag iyo Xubno katirsan Labada Gole Ee Maamulka Jubbaland waxaana intaas kadib loo galbiyay Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Kismaayo iyadoo halkaas uu ku Qaabilay Madaxweyne Axmed maxamed islaam.

Gaba gabadii waxaa Saxaafada si wada jir ah ula hadlay Madaxweyne Axmed maxamed islaam iyo Cabdiqaadir Sheeekh Cali diini.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u hambalyeeyay Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka EAC

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u hambalyeeyay Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka EAC

March 16, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026

Axmed Maxamed islaam Madaxweynaha Jubbaland  oo goobta ka hadlay ayaa Wasiirka ku Amaanay sida uu uga Qayb  Qaatay nabad kusoo dabaalida Meelo badan oo Soomaaliya ah isla markana waxaa uu sheegay in ay ku soo
dhawaynayaan Magaalada Kismaayo.

“Waxaan Filayaa Cabdiqaadir in uu kamid yahay raga sida weyn ula socday Dhaqdhaqaaqena ilaa maalinkii Aan Xuduudka soo dhafaynay oo ay ka go’nayd in Dalka la xoreeyo waxaana isleehay in Arintaas maanta Wakhtigeedi la tagan yahay Aad baana ugu soo Dhawaynaynaa Magaalada Kismaayo”ayuu yiri Madoobe.

Wasiirka gaashandhiga xukumada Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini  ayaa sheegay in uu ku Faraxsan yahay imaanshahiisa magaalada Kismaayo madaxda Jubbaland ay ka wada hadli doonan Dhismaha Ciidamada
qaranka Soomaaliyeed.

“Waan ku Faraxsanahay imaanshahayga Maanta Ee Magaalada Kismaayo waxaana la jooga xiligii Aan u midoobi lahayn sidii Aan u Dhisi lahayn Ciidamo qaran oo soomaaliya ay leedahay Waxaana rajaynayaa in Ciidamadaas Dhismahooda idinkuna Aad ka Qayb qaadataan si mar danbe aysan Ciidamadeenu inooga Burburin lama joogo xili la is yidhaahdo hebal baa Hebal salaamayay iyo Hebal baa hebal la sawiraa Ee waa in Aan u midawno Dhismaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed”ayuu yiri wasiirka.

Dowlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo sameyn lahaa dhismaah ciidamo qaran ayadoo dhawaan gudi arintaasi loo xilsaarayna uu bilaabay howlahaasi oo ay iska kaashanayaan dowlada Soomaaliya iyo maamulk goboleedyada.

Previous Post

Shir Garoowe uga furmay maamul goboleedyada

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho 18-05-2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho 18-05-2015

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u hambalyeeyay Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka EAC

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u hambalyeeyay Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka EAC

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa u hambalyeeyey wakiilada Xildhibaanada ah...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) iyo Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐟𝐚𝐪𝐨-𝐝𝐚𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐭𝐚𝐲

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐟𝐚𝐪𝐨-𝐝𝐚𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐭𝐚𝐲

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda abaaraha dalka...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In