Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hay’adda UNDP 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hay’adda UNDP 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈), ayaa maanta Wasaaradda kusoo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayey madaxa ugu sareeya hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Leonel Iyo xubno kale oo katirsan Xafiiska UNDP ee Soomaaliya.

Kulankaan dhex maray wasiirka isgaarsiinta iyo teknolojiyada Soomaliya iyo wafdiga ayaa diiradda lagu saaray xoojinta horumarinta iyo sara uqaadista Digital-ka dalka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Inta uu socday kulanka ayaa Wasiirka waxa uu warbixn ka dhageystay xubnaha UNDP ee xafiiska kusoo booqday iyagoo sharxaad dheer ka bixyey hanaanka hay’adda ay ugu diyaarsantahay in wasaaradda ay kala shaqeyso horumarinta Degital-ka iyo sida ugu dhaw ay iskula fal gali karaan.

Madaxa hay’adda UNDP ee Soomaaliya mr.Leonel ayaa wasiirka kaga mahadceliyey sida diiran ee uu wasaaradda ugu soo dhaweeyey isagoo balan qaaday in UNDP xoooga saari doonto in wasaaradda ay kala shaqeyso sara uqaadista degitalka dalka maadaama ay wasaaradu ka shaqeyso Howlaha ugu muhiimsan ee dhanka Isgaaraiinta iyo teknolojiyada.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya mudane Maxamed Soomaali,ayaa dadaal adag ugu jira sidii loo tayeyn lahaa teknolojiyada dalka loogana faa’ideysan lahaa khuburada ka gacansiin karta howlaha la xiriirta Degitalka iyo guud ahaan teknolojiyada.

Previous Post

Dr. Hodan Cusmaan oo Nuqulka Aqoonsiga Danjirenimo ku wareejisay Dowladda Shiinaha

Next Post

Baarlamaanka oo ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS 

Next Post
Baarlamaanka oo ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS 

Baarlamaanka oo ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS 

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In