Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiinta Hay’adda FAO”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiinta Hay’adda FAO”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaani Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federalka Soomaaliya oo ay wehilyan Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud Wasasaradda ay maanta la yeeshay mas’uul ka socday hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cuntadda iyo Beeraha ee FAO ayaa looga hadalay qodobo dhowr ah oo la xiriiray Arrimaha Kalluumasiga Soomaaliya.

Arimaha looga hadalay kulanka ayaa waxaa ka mid ahayd sidii ay hay’adda FAO ay Wasaaradad kaga gacan siin lahayd ,Kobcinta xirfadda Kaluumaysata Soomaaliyeed si sare loogu qaado wax soo saarka kheyraadka badda ,xog aruunin Wasaaradda ay doonayo in ay ka samaysi 6 gobal oo ka mid ah dalka, qorshaha Wasaaradda ay ku doonayso in ay ku samayso anteeno la soconaysa dhaq dhaqaaqa Maraakiibta Soomaaliya sida sharci darada ah ugu kalluumaysanaya taasi oo u suurtagasho waxaa hadda qalabeyn ku socotaa xarunta Wasaaradda ay ku sameynayso qaab casri ah kaas oo hadda meelo geba gebo ah maraya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Iiman oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in kulanka uu guul ku soo dhamaaday.

Ururka IOTC oo ah urur ay ku midaysan yihiin wadamada ay marto badwaynta India isla markaana leh kalluunka loo yaqano Tuna-aha ayaa la aas-aasay sanadkii 1993-dii, Soomaaliyana waxaa ay ku biirtay sanadkii hore ee 2014kii.

DSC08347

DSC08349

DSC08351

DSC08352

DSC08356

DSC08357

DSC08358

DSC08359

DSC08360

DSC08362

DSC08363

DSC08365

DSC08369

DSC08370

DSC08372

DSC08384

Sawir Qaade: Farxaan Saleebaan Daahir

Previous Post

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay jaamacad ku taalla dalka Malaysiya-SAWIRRO

Next Post

Maxkamadda Darajada Koowaad ee CQS oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal” Dhageyso”

Next Post

Maxkamadda Darajada Koowaad ee CQS oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal” Dhageyso”

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In