Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Soomaaliya.

C/weli Ibraahim Sheekh Muudey wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada  ayaa ugu horeyn dalab u diray maamulka gobolka Banaadir si ay gacan uga geystaan hawshaan, waxaana uu ugu baaqay dhammaan shaqaalaha iyo Bulshada Soomaaliyeed inay gacan ka geystaan dhameystirka Dayactirka xaruta wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa qaar ka mida ah Hay,adaha Dawladda ay dib u dayactir ku sameynayeen Xaruumihii ay horey ug shaqayn jireen ee ku yaalay Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

Next Post

Jiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay iyo wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay+ Sawirro

Next Post
Jiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay iyo wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay+ Sawirro

Jiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay iyo wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay+ Sawirro

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In