Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa uga tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii ay ks geeriyootay Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigeeda xilli ay mareysay nawaaxiga K. M. 4 ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa si kulul u cambaareerayay weerarkaasi waxashnimada ah oo lala beegsaday Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsaneyd wariyayaasha ka howlgala Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Hindiyo Xaaji ku tilmaamay shaqsi wadani ah oo si hifan ugu shaqeyneysay dadka iyo dalka Soomaaliyeed, wuxuuna intaasi ku daray in kuwii ka dambeeyay dilka wariyahaasi lagu daba joogo sharcigana la horgeyn doono.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar loo qabtay shaqaalaha wasaaraddaas”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Allah u naxariistee weriye Hindiya Xaaji Maxamed

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Allah u naxariistee weriye Hindiya Xaaji Maxamed

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Allah u naxariistee weriye Hindiya Xaaji Maxamed

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In