Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay shaqaalaha Waaxda Farsamada ee Warbaahinta qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay shaqaalaha Waaxda Farsamada ee Warbaahinta qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababbar uga furay 30 kamid ah shaqaalaha waaxda Farsamada guud ee Warbaahinta Qaranka.

Tababbarkan ayaa la xiriira sidii kor loogu qaadi lahaa Khibrada iyo Farsamada waaxyaha wax soo saarka Warbaahinta Qaranka maadama kooxda Farsamada ka shaqaysaa yihiin laf dhabarta Warbaahinta Qaranka.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

March 16, 2026
Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in tababbarkan wax weyn ka bedeli doono hawlaha Maalin laha ah ee Warbaahinta qaranka,isagoo kula dardaarmay Hawlwadeenadu in ay markasta ku baraarugsanaadaan isbedelka Teknoolajiyadda Casriga ah.

Previous Post

โ€˜laba cadow ayaan leenahayโ€™ (WARBIXIN)

Next Post

Raโ€™iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona Soomaaliya

Next Post
Raโ€™iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona Soomaaliya

Raโ€™iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona Soomaaliya

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda abaaraha dalka...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In