Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug oo tababar u soo xiray Howlwadeenno ka tirsan xafiiska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug oo tababar u soo xiray Howlwadeenno ka tirsan xafiiska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer-ilaaliyaha guud ee galmudug Avv Cabdicasiiz Nuur Xuseen  ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray Xeer-ilaaliyayaal iyo hawl wadeenno ka tirsan Xafiiska Xeer-ilaalinta Galmudug, kaasi oo lagu baranayay tusmada habraaca dambiyada iyo Mabaadi’da guud ee Xeerka Ciqaabta iyo habraaciisa,

Aqoon kororsigaan oo socday muddo toban cisho ah uuna qabanqaabada iyo codsigiisa lahaa xafiiska Xeer ilaaliyha guud ee Galmudug oo kaashanaya xafiiska xeer laaliyaha guud ee Qaranka, ayaa waxaa taaba galiyay Hay’adda IDLO oo garab ka helaysa hay’ado caalamaya oo ay ugu horrayso INL.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Avv Cabdicasiiz Nuur Xuseen ayaa ka qeybgalayaasha ugu baaqay inay tababarka ay qaateen ku dabaqaan howlaha shaqo ee loo igmaday, ayna bulshada ugu adeegaan si daacadnimo ah.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta

Next Post

Guddiga gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed oo raashin gaarsiiyay Diinsoor “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed oo raashin gaarsiiyay Diinsoor “SAWIRRO”

Guddiga gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed oo raashin gaarsiiyay Diinsoor "SAWIRRO"

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In