Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno iyo  Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno  ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee  kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Xildhibaannada waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo, siyaasiyiin, waxgarad iyo qaybaha bulshada, iyagoo intaa kaddibna warbaahinta faahfaahin ka siiyay ujeedadda socdaalkooda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Xildhibaan Nuur Iidoow Beylle oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baladweyne soo Gaaray ayaa sheeegay inay kasoo jawaabeen baqii Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo Waxgaradka ee ahaa in Mas’uuliyiinta Dowladda dhexe ee ka soo jeeda Gobolka kasoo Qayb-galaan kulan wada-tashi ah oo ka furmaya magaalada Beledweyne.

Sdoo kale Xildhibaannada ayaa kala ah xildhibaan Nuur Iidoow Beylle, xildhibaan Shuuriye Muumin Afrax, xildhibaan C/qaadir Sheekh Xanafi, xildhibaan Calinuur Boodaaye iyo xildhibaanad Samiira Xasan Cabdulle.

Maalmaha soo socda ayaa sidoo kale la filayaa in ay ku  biiraan mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda iyo xildhibaanno.

imaashaha Xildhibaanadaimaashaha Xildhibaanada.2jpgimaashaha Xildhibaanada.1jpgimaashaha Xildhibaanada.4jpgimaashaha Xildhibaanada.3jpgimaashaha Xildhibaanada.5jpgimaashaha Xildhibaanada.6jpgimaashaha Xildhibaanada.7jpg

Previous Post

Faransiiska: Wasiirka Cadaalada oo is casishay

Next Post

Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay   ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde “Sawirro”

Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde "Sawirro"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In