Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibano ka tirsan Aqalka Sare ee Dalka oo gaarey K/Afrika

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xildhibano ka tirsan Aqalka Sare ee Dalka oo gaarey K/Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka socda Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaarey gaarey magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Cape Town kusoo dhaweeyay jaaliyadda soomaaliyeed ee magaaladaasi.

Jaaliyadda ayaa si weyn farxad soo dhaweyn ah ugu muujisay senatorada,Abdi Axmad Dhuxulow (dhegdheer) oo garoonka diyaaradaha ee magaalada cape town kula hadlay jaaliyadda kadib marki diyaaraddii sidday ay soo caga dhigatay ayaa dhankood u muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay la kulanka shacabkiisa,maadaama ay tahay markii ugu horeysay ee masuuliyiin kasocota Aqlka sare ee Dowlada Fedaraalka soomaaliya ay yimaadaan magaaladaan cape town.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Ali Calasow, Abuukar Bunka iyo Mahad Cumar Cabbdi oo ka mid ahaay odayaashi ka qeyb galay soo dhaweynata ayaa lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay soo booqdaan.

Ugu dambeyntii Senator Abdi Axmed (Dhuxulow) ayaa u mahadceliyay shacabkii soo dhaweeyay si koobanna warbixin uga siiyay waxyaabaha socdaalkiisu ku aadanyahay,wuxuuna xusay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay inay u kuurgalaan xaaladda Soomaalida kunool halkaasi.

Previous Post

Dowladda Lubnaan oo ku baaqday cunaqabatayn la saaro Mareykanka

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Bay

Next Post
Maleeshiyaad   ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Bay

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Bay

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In