Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ximan & Xeeb oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Guriceel

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ximan & Xeeb oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa baaq nabadeed u soo jeediyay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud, isagoo codsaday in khilaafka jira wada hadal lagu xaliyo.

Cabdi Kuus ayaa ka tacsiyeeyay qasaaraha naf iyo maalba leh ee halkaas ka dhacay, waxaana uu ku tilmamay wax laga murugooda oo xanuun badan in gobollada dhexe deegaan katirsan ay ku dagaalamaan dad walaalo ah islamarkaana dad shacab ah ay waxyeelo kasoo gaarto.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Madaxwayne ku-xigeenka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka qayb qaadanayaan waan waan nabadeed oo halkaas laga bilaabo, ayna cuqaal iyo waxgaarad u dirayaan si loo hakiyo islamarkaana loo baajiyo dhiig hor leh oo ku daata magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Previous Post

Ku-xigeenka Ra’isulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Hooyadii Dhashay Ra’isulwasaaraha

Next Post

“Sawirro”Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini

Next Post
“Sawirro”Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini

"Sawirro"Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In