Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta wacyigelinta Ootiisamka Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta wacyigelinta Ootiisamka Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maantay qabatay munaasabadda Xuska Maalinta Wacyigelinta Ootiisamka Adduunka, Maalinkaan ayaa la xusaa sanad walba bisha 4-aad maalinta 2-aad, in muddo ah oo ay soo socotay Xuska maalinkaan ayaa waxaa mar walbo si gooni ah diiradda loogu saaraa Xuquuqda Dadka qaba baahiyaha gaarka,   Sannadkii 2008dii, waxa dhaqan galay Axdiga Xuquuqda Dadka Naafada ee qaba baahiayah gaarka, iyadoo la xaqiijinayo xaqiijinaya Mabaadii’da aasaasiga ah ee xuquuqal insaanka caalamiga ah.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026

Munaabadda waxaa ka soo qaybgalay Wasiir ku xigeenka wasaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr Maxamad Xasan Maxamad Bulaale, Agaasimaha Waxaada Caafimaadka ee Wasaradda,  Madax kale oo Wasaradda ka socotay , Guddoomiyaha ururka dhakhatiirta caruurta somaliyed, Ururka caafimaadka dhimirka Soomaaliyeed, ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed , ururka Macalimiinta Soomaaliyeed , La taliyaha qoyska iyo caruurta ee Wasaradda haweenka , Agaasimaha tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare,Agaaasinak waxbarashadda ee Gobolka Banadir  Dhaqaatiirta  caruurta ee Isbitaalka Ordogan, Waalidiinta caruurta qabta ootisiimka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda

Ujeeddadeedu maalintaad ayaa ahayd  in la horumariyo, lana hubiyo in dhammaan dadka naafada ah ay si buuxda oo siman ugu naalloodaan dhammaan xuquuqda aadanaha iyo xorriyaadka aasaasiga ah, iyo in kor loo qaado ixtiraamka karaamadooda, Sidoo kale in la helo koboc bulsho  oo loo dhanyahay,  lana hubiyo in dhammaan carruurta iyo dadka waaweyn ee qaba autism-ka ay ku noolaan karaan nolol buuxda oo macno leh.

Qabsoomida munaasbadaan waxaa iska kaashaday Wasaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda iyo Schoolka mustaqbal ee caruurta qabta baahida garka iyo Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO

Previous Post

Somali Drought response gets additional funding for Internally Displaced Persons

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta  “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta  “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta  "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas...

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In