Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu qabtay Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamo hore leh oo Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya oo Beledweyne lagu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu xusayay   sanadguudii 38 ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaadatay dowlada Jabuuti 27-kii June ee sanadkii 1977 oo ay soo qaban qaabiyeen saraakiisha ciidamada Jabuuti  ee key sugan gobolka Hiiraan ayaa ka qeyb galay maamulka gobolka Hiiraan iyo qeeybaha kala duwaan ee bulshada key nool baladweyne

Boqolaal ka tirsan ciidamada dowlada Jabuuti  ayaa goobka key soo bandhigay socod  iyo gaado ka cayaar ay ka heleen mas’uuliyiinti ka soo qeybgalay munaasabada.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Kornayl Cismaan Dubad Taliyaha ciidamada AMISOM ee Hiil-walaal ayaa sheegay in   xornimada shacabka Jabuuti ay ku nool yihiin ay qeyb weyn ka qaateen shacabka Soomaaliyeed.

“Runtii waan hambalyeeynaynaa  shacabka Jabuuti meelkasto oo ay joogaan, sidoo kale shacabka Soomaaliyeed  oo aan laga laheen xoriyadaas,  isla markaana sababay  unasoo halgamay, marka caawa si guud ahaaneed ayaan ula wadaageynaa shacabka Jabuuti iyo shacabka Soomaliyeed, hambalyo ayaan leeyahay” ayuu yiri Taliyaha.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifitaah Xasan Afrax ayaa sheegay in munaasabada 38aad xoriyadda Jabuuti si weyn looga xusi doono gobolka Hiiraan, waxaana dhinaca kale uu sheegay in amaanka wax badan laga qaban doono

“Dadbaa ku fekarayo in ay baladweyne wax ka dhacaan Todobaadka xoriyada laakiin hadaan acanta isqabsano ma wax baa ka dhici karo, magaaladan waan isnaqaanaa reer Beladweyne  maalin cad ayaa xuseyna maalinta xornimada Jabuuti,  ninkii doonayo in uu nagu dilo  magac ayaa key yeelaneynaa wax dhibaataa oo kale  malahan” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

27-kii Juun sanadkii 1977-kii ayay ahayd markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Faransiiska, oo hadda laga joogo 38 sano.

By Cabdi-shakuur

 

 

 

 

 

Previous Post

Xuska 38 guurada ka soo wareegtay xornimada Jabuuti oo xalay lagu qabtay Dubai

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In