Tiro dad ah oo loo qabtay qaraxii maanta ka dhacay Kismaayo
Qaraxan ismiidaaminta ah oo ka dhacay xaruunta Jaamacadii hore ee Kismaayo haatana ah xero lagu tababarayo ciidamada isku dhafka ah ...
Qaraxan ismiidaaminta ah oo ka dhacay xaruunta Jaamacadii hore ee Kismaayo haatana ah xero lagu tababarayo ciidamada isku dhafka ah ...
Warbixinta Dib u eegista Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka waxaa Baarlamaanka keenay guddiga Maalliyadda ee Baarlamaanka, ayadoo guddoomiyaha ...
Muqdisho 22. August.2015------Munaasabad uu xilka kula kala wareegayay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta lagu qabtay Xafiiska, ...
Hay’ada Wadahadalka bulshada ee CCD ayaa maanta dhar u qeybisay Carruur horay darbijiif u ahaa oo hada lagu xanaaneeyo waxna ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii argagixisonimo ee saaka ka dhacay magaalada Kismayo, kaas oo ay ku ...
Ugu yaraan 12 qof ayaa dhimatay tiro intaa ka badan waa ay dhaacmameen kaddib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ...
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa ayaa lagu wadaa in maanta uu guddoonka baarlamaanka uu mudeeyo waqtiga la ...
Mogadishu, 22 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho